(Akhriso) Sida loogu tuntay qodobka 69aad ee loo cuskaday Xil-ka qaadista Khayre

Guddoonka Baarlamanka ayaa shaaciyey maanta in golaha shacaku uu kalsoonida kala laabtay Xukuumadda Somalia ee uu hogaamiyo Khayre oo uu ku eedeeyey inay ku fashilantay qabashada doorashada guud, federaalaynta iyo qodobo kale. Waxaa uu saacad gudaheed ku shaaciyey in RW khayre laga qaaday xilka, ka dib mowshin laga keenay, ayna u codeeyeen arrintaas ku dhowaad … Continue reading (Akhriso) Sida loogu tuntay qodobka 69aad ee loo cuskaday Xil-ka qaadista Khayre